Ku laabo bogga hore

Akhlaaqda wanaagsan

sd

Akhlaaqdu waa waxa ugu horreeya ee dadka isku soo jiida.

Nabigu (NNKH) wuxuu ahaa qof akhlaaqdiisu heer sare ahayd, ilaa laga sheegay inuu ahaa “Qur’aan socda”.

Akhlaaq wanaagsan waxaa ka mid ah:

  • Dulqaad
  • Run sheegid
  • Ixtiraam dadka kale
  • Ka fogaanshaha xanaaqa

👉 Cashar:
Haddii aad rabto inaad saameyn ku yeelato dadka, ka shaqee akhlaaqdaada.