Ku laabo bogga hore

Haddii uu qofku seexdo isaga oo sujuudsan, waysadi may ka buraysaa? Mise salaaddii halkii buu kasii wadanayaa?

sax

Su'aal : Haddii uu qofku seexdo isaga oo sujuudsan, waysadi may ka buraysaa? Mise salaaddii halkii buu kasii wadanayaa?

Jawaab: Maya, ka buri mayso haddii uu salka dhulka ku hayay, salaaddiina halkii buu kasii wadayaa.