Ku laabo bogga hore

Ma niyaysan karaa waysada anoon wajiga gaadhin?

hhfg

Su'aal : Ma niyaysan karaa waysada anoon wajiga gaadhin?

Jawaab: Way fiicantahay in aad hore usoo niyaysato markaad gacmaha soo maydhayso, laakiin waxa waajib ah markaad wajiga gaadho inay niyaddi jirto, wixii ka danbeeyana hadaad iska mashquusho dhib malaha.